RISK waa xarfo kooban oo dulucdoodu ay tahay: Ururka ka soo horjeedka guditaanka haweenka, U K S H G H, K K S. RISK waa urur gargaar (Tabaruc) oo aan siyaasad iyo diin cirib ku lahayn.